Feeds:
Posts
Comments

nin-reer-miyi-ah.jpg

Dharkayn geenyo waa degmo ku taal gobolka Sool ee Soomaaliya. Waxa ay todobaatan kiiloo mitir kaxigta dhanka koofureed magaala madaxda gobolka Sool ee Laascaanood. Degmadu waxa ay ka koobantahay dhowr tuulo, waxa ayna kala yihiin sidatan:

Saaxdheer

Dabataag

Dhummay

Kalcad

 oo dhamaantood ay ka socoto horumar lixaad leh.

lions.jpg

Libaaxyada Dharkayn geenyo !!!

 

Faysal Cabdi-urur

 

 

 

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.